Weriye caan ka ah wadanka Kenya oo shaaciyey inuu iibinayo mid ka mid ah labadiisa Kiliyood

Weriye Swaleh Mdoe oo warka Afka Sawaaxiliga uga akhriya Tv-ga Citizen ee Magaalada Nairobi ayaa sheegay inuu iibinayo mid ka mid ah keliyihiisa. Sababta ku kaliftay inuu kellidiisa beeciyo ayuu sheegay iney tahay daruuf dhaqaale, isagoo sheegay inuu xitaa diyaar u yahay inuu ku soo bandhigo jaraa’idka xayeysiis ahaan. “Saaka markii aan soo toosay waxaan … Continue reading Weriye caan ka ah wadanka Kenya oo shaaciyey inuu iibinayo mid ka mid ah labadiisa Kiliyood